EUNAVFOR ATALANTA ayaa xaqiijisay in la sii daayay doonta kalluumeysiga ee “AL NAJMA” oo calanka Yemen sidatay, taasoo ay ...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku boorriyey dowladda ku-meel-gaarka ah ee Suuriya in ay la shaqeyso isbahaysiga uu Mareykanku hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxaha xagjirka ah ee ...
War saxaafadeed ayaa laga soo saaray Shirkaan labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ka warbixiyay Shirkii Dowladaha Adduunka ee uu kaga qaybgalay Dubai, ayaa sheegay inuu fariinta aqoonsi-raadinta Somaliland u ...
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dhageysatay eed loo heysto Tahliil Axmed Fiidow Caraale oo horay uga tirsanaa ciidamada Xoogga balse la sheegay in markii dambe uu ku ...
Sidoo kale waxa ay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya diiradda saareen sidii ay isaga kaashan lahaayene la dagaalanka waxa loogu yeero ...
Taliyaha ciidamada difaaca Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa qoraal uu barta X ku daabacay Sabtida maanta ah ku sheegay in uu weerari doono magaalada Bunia ee bariga Congo, haddii aysan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ...
Maxkamad ku taalla Sweden ayaa Jimcaha maanta ah xukun saddex sano iyo saddex bil oo xabsi ah ku riday nin lagu helay inuu ku biiray kooxda Daacish (IS), taasoo ka dhigaysa kiiskii ugu horreeyay ee ...
Sida lagu baahiyay bogga Howlgalka hilaac ee Buuraha Calmiskaad ee Puntland Saaxiibada caalamiga ah ee Puntland ka taageera la dagaallanka argagixisada ayaa duqeyn ka fuliyay habeenkii xalay buuraha ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results